
12.02.2026 | 13:08
Maadaama eey ka timid falcelin xoog leh barnaamijkii uu sameeyey Wali Hashi ee ahaa Dhaqan Celiska, Ayaan waxaan go-aansanay in aan dhageeysano fikirka Bulshada Somalida ee ku nool Dalkan Finland. Dood aad u kululeeyd oo lagu lafagurayey barnaamijka Iyo saameeyntiisa ayaa qabanay ee daawo, kana dhiibo fikirkaaga
Katso jaksoMainos
Mainos